Maxkamada Ciidamada oo Xukun ku riday Rag magaca Al Shabaab dadka ku baadi jiray (Sawirro)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday labo nin oo lagu helay dambi ah in dadka shacabka ku baadi jireen in ay katirsan yihiin kooxda Al Shabaab sidoo kale dumarka afduub u geesan jiray. Maxamed Cali Cabdi Isxaaq iyo Axmed Yaasiin Xaaji Gaabow ayaa maxkamada ciidamada ku heshay … Continue reading Maxkamada Ciidamada oo Xukun ku riday Rag magaca Al Shabaab dadka ku baadi jiray (Sawirro)